Warbixinta Falanqeynta Ciidda & Biyaha
Xalka Casriga ah ee Beeraleyda Soomaaliyeed
Fadlan soo geli macluumaadka ciidda, heerkulka, iyo nafaqada. shaybaarka ciida la xidhiidh 0907727742.
Ogow %-ka Dhoobo, Ciid iyo Silt adigoo isticmaalaya dhalo, biyo iyo saabuun.
Habka ugu fudud ee lagu ogaado dhoobada adigoo farahaaga isticmaalaya.
Isticmaal Khal (Vinegar) si aad u ogaato haddii ciiddaadu leedahay Kaalshiyam Karboonayt. Haddii ay xumbo samayso, ciiddu waa Alkaline (Qadhaadh).
Organic Matter (OM) waa furaha caafimaadka ciidda. Waxay ka kooban tahay haraaga dhirta, xoolaha iyo noolaha yaryar ee dhintay. Ciidda Soomaaliya badanaa OM-keedu wuu yar yahay (< 1%).
Compost: Ku dar compost la diyaariyey sanad walba.
Digada Xoolaha: Isticmaal digada lo'da ama ariga oo qallalan.
Mulching: Ciidda dusha kaga dabool caws ama caleemo.
Green Manure: Beer digirta, kadibna ku qod ciidda markay ubaxdo.