Cabbage

23ยฐC

Qabow Wanaagsan (Ku haboon)

Qoyaanka: 70%
Dabaysha: 12 km/h
๐Ÿฅฌ Talo: kaabajka (Cabbage) waa dalag jecel qabowga iyo biyaha badan. Iska ilaali Biya yarida, maxaa yeelay biyaridu waxay keentaa in madaxu dilaaco (Splitting).
โ„น๏ธ Warbixin: Kaabajka/Cabbage

Kaabajku waa boqorka khudradda caleenta ah. Wuxuu u baahan yahay ciid qoyan oo nafaqo leh si uu u bixiyo madax cufan (Compact Heads).

Nursery (Xanaano):
Abuurka waa in lagu beero xanaano 4 toddobaad ka hor inta aan la wareejin.
Goosashada:
Gooso marka madaxa kaabajku adkaado. Haddii aad ka daahdo, wuu dilaacayaa (Split).
Wax-soo-saarka

Xisaabi tirada geedaha, cara-tuurka, iyo tan-ka (Tons) soo go'aya.

Cudurada

Ka hortagga Diamondback Moth, Black Rot iyo Aphids.

Jadwalka Nafaqada

Barnaamijka NPK, Nitrogen sare si loo helo caleemo waaweyn.

๐Ÿงฎ Xisaabiyaha Beerta & Cara-tuurka

Fadlan geli cabbirada beerta iyo nidaamka beerista:

Tusaale: 1.0m (Standard)
Booska u dhaxeeya Beds-ka
Standard: 45cm - 60cm
Standard: 1.5kg - 4.0kg
๐Ÿ“Š Natiijooyinka
0 Tirada Geedaha (Plants)
0 Tan (Tons) Maxsuul
Qiyaasta Cara-tuurka:
Wadarta: 0 Cara-tuur (Beds).
Waxaad u baahantahay dhul ballaciisu yahay 0m.
Biyaha:
Kaabajku wuxuu u baahan yahay biyo badan (Water demanding crop). Qallaylku wuxuu keenaa in geedku yaraado.
๐Ÿ“ Naqshadda Cara-tuurka (Bed Layout)
Cara-tuur (Bed) Wadada (Path) cabbage
๐Ÿ’Š Jadwalka Nafaqada (Cabbage Fertigation)
Marxaladda Waqtiga NPK Ratio Nafaqada Muhiimka ah Qiyaas (Kg/Ha)
Nitrogen:
Kaabajku waa "Heavy Feeder". Wuxuu u baahan yahay Nitrogen badan si uu u sameeyo caleemo waaweyn oo madaxa daboola.
Calcium & Boron:
Si looga hortago "Tip Burn" (Caleen gubasho) iyo jirridda oo dalooshanta (Hollow Stem), isticmaal Calcium iyo Boron.