Kuusa

25ยฐC

Qorrax & Biyo Badan (Warm & Moist)

Waraab: Maalin kasta
Goosasho: 45 Maalmood
๐Ÿฅ’ Talo: Kuusada (Zucchini) aad bay u degdegtaa. Waa in la goostaa 2-dii maalinba mar si aysan u gaboobin ama u weynaanin si xad-dhaaf.
โ„น๏ธ Warbixin: Kuusa (Zucchini)

Kuusadu waa dalag "Bush Type" ah (gurguurto). Waxay u baahan tahay bacrimin joogto ah.

Pollination:
Ubaxa hore waa Lab (Male). Kuwa dambena waa Dhaddig (Female) Shinidu waa lagama maarmaan.
Blossom End Rot:
Qudhunka salka miraha waxaa keena Kaalshiyam la'aan (Calcium Deficiency) ama waraab aan joogto ahayn.
Wax-soo-saarka

Xisaabi tirada dhirta, safafka, iyo qiyaasta miraha soo go'aya.

Cudurada

Ka hortagga Powdery Mildew, Fruit Fly iyo Viruses.

Bacriminta

Jadwalka Calcium iyo Potassium ee miraha.

๐Ÿงฎ Xisaabiyaha Beerta Kuusada

Geli cabbirka beerta (Kuusadu uma baahna dhul aad u weyn sida bocorka):

Talo: 80cm - 120cm
Talo: 50cm - 70cm
Celcelis: 10 - 20 midho halkii xilli
๐Ÿ“Š Natiijooyinka
0 Tirada Dhirta (Plants)
0 Wadarta Miraha (Total Fruits)
Qiyaasta Beerta:
Wadarta: 0 Saf (Rows).
Waxaad u baahantahay 0 Hektar.
Talo Goosasho:
Gooso Kuusada marka dhererkeedu yahay 15cm - 20cm. Haddii ay weynaato dhadhanka ayaa xumaada.
๐Ÿ“ Naqshadda Beerta (Field Layout)
Saf (Row) Geedka Kuusada Ubax
๐Ÿ’Š Jadwalka Nafaqada (Zucchini Nutrition)
Marxaladda Waqtiga Nafaqada Talo Bacrimin
Calcium (Kaalshiyam):
Waa lagama maarmaan si looga hortago "Blossom End Rot". Isticmaal Calcium Nitrate xilliga ubaxa.
Nitrogen:
Kuusadu waxay u baahan tahay Nitrogen si ay caleemo xooggan u samayso, laakiin ha badin xilliga miraha.