laws/loos

28ยฐC

Kuleyl Dhexdhexaad ah (Warm Season Crop)

Roobka: 500mm
PH: 6.0 - 6.5
๐Ÿฅœ Talo: Loosku wuxuu u baahan yahay ciid jilicsan (Sandy Loam) si 'Pegs'-ka ama biqlaha looska ay dhulka u galaan si fudud.
โ„น๏ธ Warbixin: Looska (Groundnut)

Loosku waa dalag saliid iyo borotiin leh. Wuxuu hagaajiyaa ciidda isagoo ku kordhiya Nitrogen.

Gypsum:
Waa muhiim xilliga ubaxa (Flowering). Calcium la'aantu waxay keentaa "Pops" (Qolof madhan).
Aflatoxin (Sunta):
Ka ilaali qoyaanka xilliga kaydinta iyo goosashada si aysan u samaysmin sunta fangaska.
Wax-soo-saarka

Xisaabi tirada abuurka, kiilooga (Kg) loo baahan yahay, iyo maxsuulka.

Cudurada

Rosette Virus, Leaf Spot iyo xakamaynta Aflatoxin.

Bacriminta

Baahida Gypsum, Phosphorus iyo Boron.

๐Ÿงฎ Xisaabiyaha Beerta & Abuurka

Geli cabbirka beerta si aad u ogaato baahida abuurka:

Talo: 40cm - 60cm
Talo: 10cm - 20cm
Celcelis ahaan halkii iniin (Seed)
๐Ÿ“Š Natiijooyinka
0 Tirada Dhirta (Plants)
0 Abuur Loo Baahan Yahay (Kg)
Qiyaasta Safafka:
Wadarta: 0 Saf (Rows).
Waxaad u baahantahay qiyaastii 0 Hektar.
Talo Abuur:
Haddii aad abuurayso loos qolof leh (Pods), ku darso 30% dheeraad ah qolofka dartiis.
๐Ÿ“ Naqshadda Safafka (Row Layout)
Saf (Row) Geedka Looska
๐Ÿ’Š Jadwalka Nafaqada (Peanut Nutrition)
Marxaladda Nafaqada Muhiimka ah Doorka Talo Bacrimin
Gypsum:
Loosku wuxuu Calcium-ka ka qaataa xididada miraha (Pegs) ee ma ahan xididka weyn ,Sidaas darteed, Gypsum-ka ku shub agagaarka jirridda marka uu ubaxu bilowdo.
Boron:
Wuxuu caawiyaa in ubaxa uu noqdo midho (Pollination). Boron yari waxay keentaa "Hollow Heart" (qolof madhan).