Saladh

20ยฐC

Qabow & Qoyan (Ku haboon Saladhka)

Qoyaanka: 75%
Dabaysha: 8 km/h
๐Ÿฅฌ Talo: Saladhka (Lettuce) wuxuu jecelyahay qabowga. Heerkulka sare wuxuu keenaa "Bolting" (Ubax-baxa degdega ah) iyo dhadhan qadhaadh.
โ„น๏ธ Warbixin: Saladh (Lettuce)

Saladhku waa dalag si degdeg ah u baxa (45-60 maalmood). Wuxuu u baahan yahay biyo badan iyo ciid nafaqo leh.

Nursery:
Waxaa lagu beeray xanaano 3-4 usbuuc, kadibna waa la wareejiyaa.
Tip Burn:
Gubashada caarada caleenta waxaa keena kuleylka badan iyo Calcium yarida.
Wax-soo-saarka

Xisaabi tirada madaxyada saladhka (Heads), cara-tuurka, iyo tan-ka.

Cudurada

Ka hortagga Aphids, Downy Mildew iyo Slugs.

Jadwalka Quudinta

Barnaamijka Nitrogen ee caleenta iyo Calcium.

๐Ÿงฎ Xisaabiyaha Beerta & Cara-tuurka

Fadlan geli cabbirada beerta iyo nidaamka beerista:

Tusaale: 1.0m (Standard)
Booska u dhaxeeya Beds-ka
Standard: 25cm - 30cm
Standard: 300g - 800g
๐Ÿ“Š Natiijooyinka
0 Tirada Geedaha (Heads)
0 Tan (Tons) Maxsuul
Qiyaasta Cara-tuurka:
Wadarta: 0 Cara-tuur (Beds).
Waxaad u baahantahay dhul ballaciisu yahay 0m.
Biyaha:
Saladhku wuxuu leeyahay xidid gaaban (Shallow root). Ciidda ha ka dhigin mid qallalan marnaba.
๐Ÿ“ Naqshadda Cara-tuurka (Bed Layout)
Cara-tuur (Bed) Wadada (Path) Saladh
๐Ÿ’Š Jadwalka Nafaqada (Lettuce Fertigation)
Marxaladda Waqtiga NPK Ratio Nafaqada Muhiimka ah Qiyaas (Kg/Ha)
Calcium:
Si looga hortago "Tip Burn" (Caleemaha caaradooda oo gubta), isticmaal Calcium Nitrate joogto ah.
Nitrogen:
Waa nafaqada ugu muhiimsan caleenta. Hubi inaad siiso Nitrogen ku filan si uu u cagaaranaado.