Kuleyl & Qorax (Aad u koraya)
Waa isku-dhafka Sorghum iyo Sudan Grass (Hybrid). Aad buu u caleen badan yahay, jirridiisuna way macaan tahay. Wuxuu bixiyaa 3-4 goosasho sanadkii.
Xisaabi tirada Abuurka (KG) iyo tan-ka (Tons) soo go'aya.
Xadiga Energy-ga iyo Protein-ka ee naaxinta xoolaha.
Sida loo beero, fogaanta safafka iyo waraabka.
Fadlan geli cabbirada beerta:
| Nafaqada | Boqolkiiba (%) | Faa'iidada |
|---|---|---|
| Sugar (Brix) | 16% - 18% | Tamar degdeg ah & Silage tayo leh |
| Crude Protein | 12% - 14% | Dhismaha hilibka (Naaxinta) |
| Dry Matter (DM) | 20% - 25% | Marka ubaxa uu soo saaro |
| Energy (ME) | 10.5 MJ/kg | Awoodda neefka |