Aad u Adkaysta (Hardy)
Hadhuudhku waa isha koowaad ee cuntada Soomaalida (laxoox, Soor). Wuxuu kaga fiican yahay Galayda inuu u baahan yahay biyo aad u yar.
Xisaabi inta Kiilo (KG) oo abuur ah aad u baahantahay Hektarkii.
Ka hortagga Shimbiraha, Mogallaha iyo Qori-is-mariska.
Bacriminta saxda ah ee dhulka qallalan.
Fadlan geli cabbirada beerta:
| Marxaladda | Waqtiga | Nooca Bacriminta | Ujeedada | Qiyaas (Kg/Ha) |
|---|