Cimilada ku haboon

32ยฐC

Kuleyl & Qallayl (Aad ugu haboon)

Biyo-yari: OK
Dabaysha: 15 km/h
๐ŸŒฟ Geedka Nolosha: Moringa waxaa loo yaqaan geedka nolosha. Wuxuu u adkaystaa abaarta, wuxuuna bixiyaa caleen, miro iyo xidid daawo ah.
โ„น๏ธ Warbixin:Moringa

Moringuhu waa geed si degdeg ah u baxa (Fast growing). Caleentiisu waa nafaqo, midhihiisuna waa daawo iyo saliid.

Goosashada Caleenta:
Haddii aad u beertay caleen (Powder), jar geedku markuu gaadho 1 Mitir (Coppicing) si uu laamo badan u soo saaro.
Biyaha:
Moringuhu wuxuu neceb yahay biyaha fadhiista (Waterlogging) Waxa ay sababaan xidid-qudhun.
Wax-soo-saarka

Xisaabi tirada geedaha (Caleen vs Miro) iyo tan-ka (Tons) soo go'aya.

Cayayaanka

Ka hortagga Diirta Caleenta, Qudhaanjada iyo Xidid-qudhunka.

Jadwalka Quudinta

Barnaamijka Nitrogen (Caleen) iyo Phosphorus (Miro).

๐Ÿงฎ Xisaabiyaha Beerta

Dooro ujeedada beerista (Caleen ama Miro):

Caleen: 5-8kg (Biomass)/mยฒ, Miro: 200-400 xabbo/geed
๐Ÿ“Š Natiijooyinka
0 Tirada Geedaha (Trees)
0 Tan (Tons) Caleen Qoyan
Cufnaanta (Density):
Waxaad beeri kartaa 0 geed Hektarkii (Ha).
Abuurka:
Waxaad u baahantahay qiyaastii 0 kg oo abuur ah. (1kg = ~3000 seeds).
๐Ÿ“ Naqshadda Beerta (Field Layout)
Ciidda Moxog
๐Ÿ’Š Jadwalka Nafaqada (Moringa Fertigation)
Ujeedada Nooca Bacriminta Qiyaas (Hektar/Sanad)
Nitrogen (Caleen):
Haddii aad u beeratay caleen ahaan, isticmaal Nitrogen (Urea/Digada) goosasho kasta kadib si caleentu u badato.
Digada (Manure):
Moringuhu wuxuu aad u jecelyahay digada xoolaha. Ku dar 5-10kg geedkiiba sanadkii.