Cimilada ku haboon

29ยฐC

Kuleyl & Qoyaan (Ku haboon)

Qoyaanka: 70%
Dabaysha: 15 km/h
๐ŸŒ Talo: Muusku wuxuu aad u neceb yahay dabaysha badan. Ku beer geedo dhaadheer (Windbreaks) hareeraha beerta si caleemaha muusku aysan u dildillaacin.
โ„น๏ธ Warbixin: Muus (Banana)

Muusku waa "Geed-Midhood" (Herb), ma ahan geed dhab ah. Jirridda muusku waxa ay u badan tahay biyo.

Desuckering:
Muusku wuxuu hoosta ka bixiyaa geedo yaryar oo badan (Suckers). Haddii aad wada daysid, waxay cunaan nafaqadii, muuskuna wuu yaraanayaa (tayada ayaa xumaanaysa). (Mother): Waa geedka weyn ee hadda miro leh ,(Daughter): Waa geedka ku xiga ee soo koraya (kan badalaya hooyada) (Granddaughter): Waa biqlka yar ee cusub (Peepers)
Waraabka:
Muusku waa "Water Lover". Wuxuu u baahan yahay biyo joogto ah (25-30 Litir geedkii maalintii xilliga kuleylka).
Wax-soo-saarka

Xisaabi tirada Golayaasha (Mats) iyo tan-ka (Tons) soo go'aya.

Cudurada

Ka hortagga Panama Disease, Nematodes iyo Banana Weevil.

Jadwalka Quudinta

Barnaamijka Potassium sare ee muhiimka ah.

๐Ÿงฎ Xisaabiyaha Beerta

Fadlan geli cabbirada beerta iyo nidaamka beerista:

Standard: 2.5m - 4m
Standard: 2m - 3m
Range: 20kg - 40kg
๐Ÿ“Š Natiijooyinka
0 Tirada Golayaasha (Mats)
0 Tan (Tons) Sanadkii
Cufnaanta (Population):
Waxaad haysataa qiyaastii 0 jirridood (Stems) oo isugu jira Hooyo, Gabadh iyo Ma-dhaxasho.
Biyaha:
Muusku wuxuu u baahan yahay ugu yaraan 2000mm oo biyo ah sanadkii. Abaarta yar waxay ridaa wax-soo-saarka.
๐Ÿ“ Naqshadda Beerta (Layout Visualization)
Ciidda Muus (Gole)
๐Ÿ’Š Jadwalka Nafaqada (Banana Fertigation)
Marxaladda Nafaqada Muhiimka ah Nooca Bacriminta Qiyaas (Gole/Sanad)
Potassium (K):
Muusku waa "Potassium Junkie". Wuxuu u baahan yahay K aad u badan si uu rucub weyn oo miisaan leh u keeno.
Digada (Manure):
Muusku wuxuu jecelyahay dhul nafaqo badan leh. Ku dar 20-40kg oo digada xoolaha ah gole kasta sanadkii.