Cimilada Daaqa

30°C

Qorrax & Caws Gaaban (Ku haboon Idaha)

Qoyaanka: 45%
Dabaysha: 14 km/h
ℹ️ Warbixin: Dhaqashada Idaha

Idahu waa xoolo muhiim ah oo bixiya hilib macaan iyo caano. Waxay jecel yihiin dhulka bannaan ee cawska leh.

Grazers (Caws-daaq):
Idahu waxay daaqaan cawska dhulka ku yaal (Grass), ma cunaan caleenta sare sida riyaha.
Daryeelka:
Idahu aad bay ugu nugul yihiin cudurada dulinka (Gooryaanka) iyo qabowga badan.
Xisaabta & Caanaha

Xisaabi tirada idaha ee xerada iyo wax-soo-saarka caanaha/hilibka.

Noocyada (Breeds)

Baro noocyada Idaha sida Madax-madow, Dorper, iyo kuwo kale.

Cudurada

Ka hortagga Furuqa Idaha, Gooryaanka, iyo Rift Valley Fever.

🧮 Xisaabiyaha Xerada & Biyaha
Talo: Waaweyn (1.5-2m²), Naylo (0.8m²)

🥛 Xisaabiyaha Caanaha
📊 Natiijooyinka
0 Awooda Xerada (Neef)
0 Biyaha Maalinkii (Litir)
⚠️ waxaa jira dad badan oo idaha maala ama Soomaalidii hore waxaa ay Maali jireen idaha.
📐 Naqshadda Xerada (Barn Layout)
🥗 Jadwalka Nafaqada (Guud)
Marxaladda Nooca Cuntada Protein (CP) Qiyaas (Kg/Maalin)
Xisaabiyaha Cuntada Idaha (Custom Feed)

Geli tirada idaha noocyadooda kala duwan si aad u hesho wadarta guud ee nafaqada (KG) iyo isku-darka.

Protein sare (Korriimo).
Joogteyn jirka.
Tamar dheeri ah.
Tamar badan & Macdan.
Wadarta Cuntada Loo Baahan Yahay (Maalintii)
0 KG
Qaabka Isku-darka (Feed Mix Ratio):
Caws/Daqiiq (Roughage) 0 KG
Miro/Sareen (Concentrate) 0 KG